HANKA IYO SOOMALIDA
Dhaqanada ugu Sameynta badan nolosha bulshooyinka caalamka ku nool waxaa ka mid ah, wadiiqada guusha ama hanka u qofku naftiisa ku haysto, marka aynu leenahay '' Han '' waxaa loo soo qaadan karaa hibasho, hibashadaasi oo qofka si buuxda ugu muuqata haddii uu saldhigo, isl markasina kaga dhabeyn karo, in yaroo oo kooban ayaynu dul istaagaynaa macnaha eraygani ay somalidu siiba dad aan aqoon fiican u lahayn xaydaabka nolosha, himilada iyo horumarka laga sameyo siday ku yimadaan, Badnaa dadkeena ragga ha ugu yaradeene, siiba haweenka hagu badnadane, Haween somalida Waxaa ka akhrisnaysaa in hanka ay leeyihiin uu yahay mid aan dhaafsiisnayn nolol Maalmeedka iyo maalka oo la korodhsado, iyagoo ujeedka u weyn ee ay ka leeyihiin uu yahay, Ku cariigsiga qof ama qoys ay dhibaato kala soo gaadhay, taasi oo ay u qaatan in ay ka koraan Dhibaatada ay la soo mareen iyo cidhiidhigii wakhtiyada qaarkood soo gaadhay, macnaha maaha in la diidan yahay in dhibaatada laga karo, balse wax...

