Noloshu Maal kaliya maaha



 Xaqiiqdii dunidan aynu ku noolnahay waxaa jira dad badan oo somali-ah, oo aaminsan in ay noloshu dhaqaale saldhig u yahay, iyagoo dedaalkasta ku bixiya arinkaasina taasina ay waxkastaba hadhow ku noqdaan dhib iyo caqbad ay noloshooda kala kulmaan, sababtuna badanka dadkeenu waxay ku soo koreen wax la'aan iyo fuquro ama danyarnimo taasina waa mida badanaa keentay in ay nolosha ka aaminan sifaad khaldan oo ay hadhowtoole kuwa badani ku ubad beelan ragg iyo dumar ba, 

sababaha loo aaneyn karo oo tiro badan, sidoo kale waxaa jira dumar badan oo markii nolosho cidhiidhi ay ka dareemeen ninkii ay la dhaqmayeena kafeyn kari wayay uga cararay in ay maal raadiyaan, iyagoo aaminsan in ay kali ku kaaftoomi karaan, nolosha oo ay dedaal badan galeen, taasina waxay dhalisaa, is diidooyin ka dhanka nolosha ah, 

caqbadaha nolosha aynu u baahnahay in aynu schoolada lagu bartaa waa kuwa u baahan in aynu daraseyno, 


fadlan ka qayb noqo kuwa ugu horeya ee qalbiyadooda wax ka guuxaya xalkooda la helo. 

Qore- Mohamed Hussein Mohamed 

Whatapp. 00252672019586

Comments

Popular Posts